Taliyaha Booliska Somalia oo arrimo muhiim ah kala hadlay Madaxa EUCAPSOM (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’ada EUCAPSOM Mr Kauko Aaltoma, Dania Cossa, Madaxa howlaha iyo Mohamed Ibraahim oo ah la-Taliye siyaasadeed ee Hay’ada. Hay’ada Tayeynta Midowga Yurub ee Soomaaliya, European Union Capacity Building in Somalia (EUCAP SOM) ayaa ka mid ah hay’adaha sida weyn u taageera … Continue reading Taliyaha Booliska Somalia oo arrimo muhiim ah kala hadlay Madaxa EUCAPSOM (Sawirro)